Personal Info

Magaceyga Waa Abdikani Weheliye, ku dhashay Somalia, kuna nool Hadda wadanka Holland. Waxaan ahay nin sameya mobile apps nashqadeeyana Websiteyada. Taqasuskeega waa innaan horumariyo websiteyada iyo mobile applications.

View Profile

Asc, aniga waa
Abdikani Wehelie

Designer and Front-end Developer

Shaqadeeda waa hindisida, nashqadeynta websiteyadda kuwaas oo kasoo
maaxda maxkax iyo niyad jecel inee hiigsato samadaha.

Just my awesome skills

Graphic Design

Waxaan ku taqasusay abuurida, wax qiimo badan leh taas oo shirkadaada usoo jiidaya horumar badan, sida nashqada Logada iyo kalarada. Dareenkeena waa inuu taxliiliaa nasqadeenta taas oo shirkadada horumar iyo kobcid usoo hoyineeso. waxaa intaas dheer inaad adeeg 24/7 taas oo aan kusoo dhaweeneeno su'aashaada ama fikir waliba aad aad isleedahay waa uu qurux badan yahay.

Web Design

Hindisida nashqad soo jiidasho leh waa hubaal inee horumar gaarsiineeso websitekaaga. Waxaan idin balan qaadeynaa nasqadeynta website taas oo aalad waliba saaxib la'ah sida Shaashada caadiga, Computerada Tabletyadda iyo mobilada. Waxaa talaabo talaabo kula socodsiineena wireframes iyo mockups inta aan shaqada nashqadeenta lagaarin adigoo go'aaminaya hadba waxa laga badalayo websiteka.

APP DEVELOPER

Waxaan qoraa CODE taas oo cid waliba oo luqadaha programingka taaqaan fahmi karto, Taqasuskeega waa nashqadeenta iyo qeybta badna ee Backendga sida HTML5, CSS3 and jQuery, waxaan kaloo ku shaqeyaa dhisda complex web apps anigoo isticmaalaya PHP MySQL. Haddi aad dooneeso Shirkadada App heesho kaas oo laga Heli karo Play Store/ App Store waa suurtagelineena.

Hello, I am Abdikani Wehelie

My skill set includes:

Adobe Creative Suite

I am very proficient in Photoshop and Illustrator, and other Adobe CS programs.

HTML5, CSS3, JS, jQuery, PHP, MySQL, Java, C++ and C language

I am knowledgable with common front end technologies, and have had some experience with frameworks such as Ember, Angular etc. The extent of my back end capabilities ranges from developing custom plugins and modules for CMSs like WordPress and Modx. I have also worked on projects using Laravel, Cake, and Code Ignitor.

WordPress Design and Development

Creating custom designs for WordPress themes is something I really enjoy doing. Integrating a branded theme into the Word

Drupal Design and Development.

I have the ability to design and develop custom Wordpress, Modx en HTML 5 themes and modules. I have been involved and led teams to create large scale Drupal based web sites and applications.

Personal Details

Name : Abdikani Wehelie

Birthday : March 21

Address : Heerenveen, Netherland

Email : info@abdikani.com

Phone : +31 685 231 417

Website : www.abdikani.com

Download My CV

My Portfolio

Here you can see my awesome portfolio

Hello, I am Abdikani Wehelie

Here you can see my resume

My Employment

Waxaa qibrad fiican u leeyahay Isticmaalka Phtoshop, Illustrator iyo Adobe CS programs
HTML5, CSS3, JS, jQuery, PHP, MySQL, Java, C++ and C language I am knowledgable with common front end technologies, and have had some experience with frameworks such as Ember, Angular etc.

The extent of my back end capabilities ranges from developing custom plugins and modules for CMSs like WordPress and Modx. I have also worked on projects using Laravel, Cake, and Code Ignitor. WordPress Design and Development
Creating custom designs for WordPress themes is something I really enjoy doing. Integrating a branded theme into the Word Drupal Design and Development.
I have the ability to design and develop custom Wordpress, Modx en HTML 5 themes and modules. I have been involved and led teams to create large scale Drupal based web sites and applications.

Aqoonteeda

Udacity Nanodegree‎ –

Android Developer Nanodegree

Udacity Nanodegree‎ –

Front-End Web Developer

Friesland College –

ICT Medewerker Specailist

Friesland Collelge –

Application and Media Developer

Xirfadaheega Programingka

  • html
  • css
  • php
  • JAVA
  • Wordpress
  • MODX CMS
  • Joomla
  • jquery
Xirfadaheega Nashqadeenta

  • photoshop
  • Illustrator
  • Fireworks
  • Indesign
  • 3D Max
LUQADAHA AAN KU HADLO

  • English
  • Hollandees
  • Somali
  • Carabi
  • Faransiis
Download My CV

My Blog

Blog caption goes here

This is a standard blog format with good picture

This is a standard blog format with good picture

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur dolor sit amet adipisicing elit...

View More

Money Exchange Converter

Hello, I am Abdikani Wehelie

Designer and Front-end Developer

Nagala Soo Xariir

Address : Heerenveen, Netherlands

Phone : +(31) 685231417

Email :info@abdikani.com , a.wehelie@hotmail.nl